Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Malaysia Airlines MH-370 oo dib loo raadinayo tobaneeyo sano ka dib
Description: Baadigoob cusub oo dib loogu raadinayo diyaaraddii Malaysia Airlines ee number-ka duulimaadkeedu ahaa MH370 ayaa dib loo bilaabay Talaadadii, December 30 2025, in ka badan toban sano kaddib markii ay diyaaraddaasi luntay. Diyaaraddaas ayaa ka duushay magaalada Kuala Lumpur kuna sii jeedday magaalada Beijing, iyadoo ay saarnaayeen 239 qof.