Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: DIB-U-EEGIS 2025: Caafimaadka Australia – wax cusub iyo halganno hore
Description: Waxaa la xaqiijiyay inay Australia tahay dalka ugu xasaasiyadda badan dunida. Sanboorka ayaa ku dhaca ku dhowaad 24% dadkaa Australia , halka xasaasiyadda cuntada laga qaadaanaa ay saamayso qiyaastii 7%. Australia ayaa sidoo kale ah waddanka ay ugu badan yihiin carruurta qabta xasaasiyadda cuntadu.