Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS News Somali - Warka Arbaco 7 January 2026
Description: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Gideon Saar, ayaa booqasho ku tagay Somaliland, isagoo ballanqaaday in Israa’iil ay ka furi doonto safaarad, kaddib markii Israa’iil noqotay waddankii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqashadaas ku tilmaantay faragelin aan la aqbali karin oo lagu sameynayo arrimaheeda gudaha.