Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Xannaanada carruurta oo la raqiisiyey saddex beri toddobaadkiiba
Description: Waalidiinta carruurtooda u dira xarumaha xannaanada carruurta (childcare) ayaa hadda loo oggolaaday in kharashka xannaanada caruurta laga bixiyo 90 boqolkiiba, muddo saddex maalmood ah toddobaadkii, iyada oo aanan lagu xiraynin wax shuruud ah.