Episode: SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 14 January 2026
Description: Dambiyada cusub ee la xiriira hadallada naceybka ah iyo af-lgaadooyinka halista ahba, laguma dabbaqi doono, qofka soo xiganaya ama ka hadlaya qoraallada diinta, haddii ujeeddadu tahay waxbarid diimeed ama dood diini ah.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.