Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake.
Description: Qoysaska ka walwalsan khiyaamooyinka ku saabsan deepfake-ga codka — sida qof iska dhigaya ilmahaaga ama qof kale oo qoyskaaga ah, oo lacag degdeg ah ku weydiisanaya — Mr Roberts wuxuu kula talinayaa, tallaabo sahlan oo ay ku badbaadi karaan. Waa inay samaystaan is-af-garasho ama password ay qoyska oo keliyihi isla og yihiin.