Episode: SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 20 January 2026
Description: Dawladda Federaalka ayaa Baarlamaanka hor keentay sharci ku saabsan dib-u-iibsashada hubka, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu yareeyo in ka badan afar milyan oo qori oo ka diiwaangashan Australia, haddii sharciga la ansixiyo galabta.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.