Episode: Booliiska oo baaritaano aan ruqsad lahayn la beegsaday bulshooyinka kala dhaqanka duwan
Description: Sahamin cusub ayaa muujinaysa in bulshooyinka leh, asal-qoomiyado kala duwani, (multi-racial) ay la kulmaan baaritaanno booliis oo aan warqad oggolaansho (warrant) lahayn, in ka badan illaa saddex jeer iyo bar, bulshooyinka deggan meelaha aya dadka caddaanka ahi deggan yihiin.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.