Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 29 January 2026
Description: Xildhibaanadda xisbiga Dimoqraadiga ee Maraykanka, Ilhan Omar, ayaa sheegtay inay caafimaad qabto ka dib weerar lagu qaaday. Hoggaamiyaha xisbiga Nationalka ee heer faderaalna waxaa lagu haystaa xilka hoggaaminta oo uu xildhibaan kale kula tartami doono.