Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS Somali News: Warka Talaado 3 February 2026
Description: Macallimiinta iyo maamulayaasha iskuullada ee New South Wales ee ku lug yeesha hadallo naceyb ah, ayaa shaqada laga eryi karaa, sida ku cad xeerar cusub oo lagu soo rogay shaqaalaha dugsiyada. Hoggaamiyaha Mucaaradkuna,, Sussan Ley , waxaysheegtay inay diyaar u tahay in toddobaadkan dib loo mideeyo xisbiga Coalition-ka