Episode: SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 4 February 2026
Description: Hoggaamiyaha mucaaradka heer federaal, Susan Ley, ayaa sheegtay inay labada xisbi ee Liberal iyo National dib u midoobi doonaan. Dowladda Qatar-na waxay sheegtay inay ku howlan yihiin qaboojinta xiisadda colaaadeed ee ka dhex taagan Maraykanka iyo Iran.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.