Episode: Australiyaan badan oo xabsiyada ku xidhan iyo kharashkooda badan. Nidaamku ma shaqyanyaa?
Description: Celcelis ahaan, in ka badan 45 kun oo qof oo qaangaar ah ayaa maalin kasta la xirayey sannad-maaliyadeedkii 2024–2025, taas oo qiyaastii 2,500 qof ka badan sannadkii ka horreeyay.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.