Episode: SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 13 February 2026
Description: Hoggaammiyihii hore ee xisbiga mucaaradka heer federaal, Susan Ley, ayaa siyaasadda ka fadhisatay ka dib markii laga qaaday hoggaamintii xisbiga. Angus Taylor ayay xubnaha xisbigu uu doorteen hoggaamiye. Donald Trump-na wuxuu sheegay inuu joojinayo hawl-gallada ICE ee Minnesota.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.