Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Interview: Waraysi - Jaamac Faarax oo ka warramay qalab caafimaad oo gaadhey Dire Dawa
Description: Container laga buuxiyey alaab iyo qalab caafimaad ayaa dhowan gaarey Dilchora Referal Hospital - Dire Dawa. Waa deeq ay hay'adda Rotary Club ee Footscray ay direen. Jaamac Faarah oo mas'uul sare ka ah Rotary Club Footscray ayaa hormuud ka ahaa. Waraysiganna wuxuu kaga warramayaa gaarintaanka alaalbte ee Dire Dawa.