Episode: ACCC oo Coles ku eedeysay inay ka been sheegeen qiimo-dhimis
Description: Ha'adda ACCC ayaa shirkadda dukaammada waaweyn ee Coles ku eedeysay inay macaamiishooda ku marin habaabiyeen qiimo-dhimis aan run ahayn. Maxakamadda Federaalka Australia ayay dacwad ka geeyeen. Warbixintan baa kuu faahfaahinaysa.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.