Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Somalia News: Warka Soomaaliya 20 February 2026
Description: Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa kasoo dhammaaday w ejigii koowaad ee shirkii madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo golaha mustaqbalka. Waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee heer federaal iyo heer dow-lad goboleed.