Episode: Dhimashada Shilalka Waddooyinka oo aad u korodhay iyo khubarada oo ka digey
Description: Tirada dhimashada shilalka waddooyinka ee Australia ayaa kor u sii kacaysa. In ka badan kun iyo saddex boqol oo qof (1,300) ayaa ku dhintay waddooyinka Australia sanadkii la soo dhaafay. Bilowga sannadkan cusub ee 2026-na tiryooyinku ma muujinayaan wax horumar ah.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.