Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 3 March 2026
Description: Wax-soo-saarka beeraha ee Australia ayaa la saadaalinayaa, inuu ka badan doono boqol bilyan oo doollar sannad-maaliyadeedkan, laga bilaabo Luulyo 2025 ilaa Luulyo 2026. Wasiirka Gaashaandhigga ee Australia, Richard Marles-na, wuxuu xaqiijiyay in aanay Australia ka qayb qaadanin tallaabooyinka milatari ee haatan ka socda dalka Iiraan.