Episode: Khumeynigii Iran waa la dilay laakiin beddildda nidaamku ma sahlan yahay?
Description: Iran waxay si cad u sheegtay in ay dooneyso in Israa’iil laga tirtiro khariidadda. Dhanka kale, Israa’iil waxay ku adkeysanaysaa in barnaamijka nukliyeerka ee Iiraan uu khatar ku yahay jiritaankeeda — inkastoo Iiraan ay marar badan beenisay inay sameynayso hub nukliyeer ah.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.