Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Khamiis 5 March 2026
Description: Warka maanta waxaa ka mida, wasiirka arrimaha dibeddeda, Penny Wong, oo sheegtay sida ay dunidu uga walaacsan tahay sida ay Iiran uga falcelisey weerarkii ay Maraykanka iyo Israel ku qaadeen. Gaashaan-buurta NATO-na waxay sheegeen inay soo rideen gantaal Iran leedahay oo ku sii jeedey Turkiye.