Episode: Sida dagaalka Iran u saameynayo qiimaha shidaalka Australia iyo adduunka
Description: Marin-biyoodka Hormuz oo u dhexeya dalalka Oman iyo Iran ayaa hadda gebi-ahaanba xiran. Iran-na waxay sheegtay inay gubi doonto markab kasta oo soo mara. Tan ayaa sababtay in qiimaha shidaalku kor u kaco 8 boqolkiiba.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.