Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: New Zealand oo isticmaalaysa qalab casri si uu uga digo dhulgariir aan weli dhicin
Description: Dhugariirkii Chrischurch, shan iyo toban sano kadib, New Zealand waxay samaysatay nidaam casri ah oo lagu garto calaamadaha dhul-gariirka. 700 oo qalab casri ah ayaa bad iyo berriba daqiiq kasta dhegeysta calaamadaha dhul-gariirka si ay uga digaan inta aanu dhicin.,