Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Dowladda Australia oo bilowday qorshaha train-ka dheereeya ee Sydney illaa Newcastle.
Description: Dowladda Federaalka ayaa ugu dambeyn bilowday, qorshe lagu hirgelinayo mashruuca tareenka xawaaraha dheereeya, oo isku xiri doona magaalooyinka Sydney iyo Newcastle. Waxaa hadda billowday wejigii hore ee sahaminta, iyadoo ay dowladda federaalkuna sheegtay in dhisidda la bilaabi doono 2028-da.