Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS News Somali: Warka Jimce 6 March 2026
Description: Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday in ururka Hizb ut-Tahrir loo aqoonsaday ururkii ugu horreeyay ee lagu daro liiska kooxaha nacaybka ee mamnuuca ah, sida ku cad xeerka dambiyada ee dalka. Maraykankuna wuxuu Ukraine ka codsaday inay ka caawiso difaacidda diyaaradaha aan duuliyaha lahayne ee Iran oo khatar ku haya dalalka Khaliijka.