Episode: SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 9 March 2026
Description: Wiil uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Iiran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa loo magacaabay inuu noqoda hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka Iran. Madaxweynaha Maraykankuna wuxuu sheegay inuu ka fekerayo inuu ciidamo lugta ah geliyo gudaha Iiran si loo xafido Yuraaninta la tayeeyey ee Iiran.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.