Episode: Soomista Ramadanta ee Jasiiraddaha Coco Islands ee Australia
Description: Jasiisradaha Coco Islands ee Australia waxaa ka mid ah Home Island, oo ay ku nool yihiin ilaa 460 qof, kuwaas oo u badan dadka asalkoodu yahay Cocos Malays — waana dad muslim ah oo halkaas degganaa muddo qarniyo ah. Noloshooda iyo sida ay u gutaan soonka wax ka ogow.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.