Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Xannibaadda baraha bulshada ee carruurta iyo qalabka cusub ee "Tech Detox"
Description: Bishii Diseembar 2025, waxaa si rasmi ah u dhaqan-galay goβaankii ay Australia ku mamnuucday, in carruurta ka yar 16 sano ay isticmaalaan baraha bulshada ee adduunka ugu caansan. Waxaa iyana sii kordhaya dadka waaweyn ee raba in gebi-ahaanba ka fogaadaan isticmaalaka mobile-lada casriga ah. Maxaa'se u sahli kara?