Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 11 March 2026
Description: Ururada u dooda xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyey sharci cusub oo ay dowladda Australia soo saartay, kaas oo si ku-meel-gaar ah looga mamnuucayo dadka ka imaanaya dalalka qaarkood inay Australia ku soo galaan fiisooyin gaar ah. Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa la siin doonaa awoodo cusub oo uu ku soo saari karo xannibaad socdaal oo illaa lix bilood ah