Episode: SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 12 March 2026
Description: Dadka raba inay guri ka iibsadaan gobolka Victoria ayaa heli doona macluumaadka bed-qabka dhismaha iyo cayayaanka (building and pest reports) oo lacag-laβaan ah, sida uu dhigayo qorshe cusub oo ay soo bandhigtay Premierradda Victoria, Jacinta Allan.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.