Episode: Dhalleecaynta sharciga cusub ee Australia ku joojinayso soo-galootiga dalal gaar ah
Description: Dowladda Federaalka ee Australia ayaa sharci cusub oo xannibaad ku-meel-gaar ah, ku soo rogaysa dadka ka imaanaya dalalka qaarkood oo raba, inay dalka ku soo galaan fiisooyin gaar ah.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.