Episode: SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 16 March 2026
Description: Dowladda Victoria ayaa soo rogeysa xeerar lagu xidhi karo dukaamadada iibiyo tubaakada sharci-drrada ah. Iran-na waxay waddamada caalamka uga digtey inay kusoo biiraan dagaalka ay ku kula jiraan Maraykanka iyo Iran iyadoo isla markaana canaan u dirtay dalalka Carabta.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.