Episode: SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 17 March 2026
Description: Iman Nayef, ayaa laba sannadood oo aanay arkin qoyskeeda tagtay magaalada Tyre ee koonfurta Lubnaan hal maalin uun ka hor intii aanu dagaalku qarxin. Iyada iyo saddexdeeda carruur ah ayay sheegtay in nooligoodu gaarey $19,000, taasoo aad u adkaysay noo noqoshadooda.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.