Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Islaam-neceybku kusii kordhay Australia iyo dowladda oo loo soo jeediyey inay wax ka qabato
Description: Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Australia ayaa xilligan loo dabbaaldegey Maalinta Caalamiga ah ee la dagaallanka Islaam-neceybka, ku baaqaya tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo tacaddiyada, takooridda, iyo necaybka ka dhanka ah dadka Muslimiinta ah.