Episode: Ciidanka Qaranka South Africa oo jidadka Johannesburg lagu daadiyey ammanka sii xumaaday awgii.
Description: South Africa ayaa ka mid meelaha ay ka dhacaan dembiyada ugu badan ee adduunku. Ciidammada Difaaca Qaranka ayaa hadda loo diray shan ka mid ah sagaalkeeda gobol, si wax looga qabto dhibaatooyinka sii kordhaya.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.