Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia
Description: Doorashadii dhowaan ka dhacday gobolka South Australia ayaa dhalisay dhibaato siyaasadeed oo heer federaal ah, ka dib markii uu xisbiga One Nation ka fara-maroojiyey xisbiga Liberal-ka, booskii mucaaradka rasmiga ah. Tani waa guushii ugu weynayd ee uu xisbigaasi gaaro muddo ku dhow 30 sano