Episode: Sida uu dagaalka Bariga Dhexe u dhalinayo walaac ku saabsan ammaanka cuntada
Description: Dagaalku wuxuu si xun u carqaladeeyey qulqulkii bacriminta (fertiliser) ee ka imaan jiray Bariga Dhexe, taas oo dhalisay walaac ku saabsan saameynta ay ku yeelan karto wax-soo-saarka iyo sugnaanta cuntada gudaha ee Australia.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.